Health and Nutrition

Waa tuulooyin hoosyimaada magaalada jowh

Waa tuulooyin hoosyimaada magaalada jowhar waxaa kasocoto shaqooyin caafimaad oo ay kawado heyad NASDO ORG Balanteenu waa ushaqeynta dadkeena tabaaleysan meel walbo oo ay joogaan

Hayada NASDO ORGANIZATION oo maal mahii

Hayada NASDO ORGANIZATION oo maal mahii lasoo dhafay ku mashquul saneed howl Gargaar oo dhan walbo ah ayaa maanta waxay muqdisho tababaro uqabatay hooyooyin tababarkaas oo ku saab sanaa naas nuujinta.

Heyada NASDO ORGANIZATION ayaa maanta de

Heyada NASDO ORGANIZATION ayaa maanta deeq isugu jirto agabka nadaafada iyo soolaro gaarsiisay barakacayaal ku dhaqan magaalada muqdisho

Waxaa sida caadad u ahayd Heyada NASDO O

Waxaa sida caadad u ahayd Heyada NASDO ORGANIZATION xarumaheeda gobolka banaadir ka socdo shaqooyinkii caadiga ahaa ee ladagaalanka nafaqa darida caruurta ku dhacda Balanteenu waa ushaqeynta bulshadeena soomaaliyeed

Xarumaha gobolka banaadir

Xarumaha gobolka banaadir

Hayada NASDO ORGANIZATION oo Garab ka he

Hayada NASDO ORGANIZATION oo Garab ka heleysa Heyada caalamiga ah ee muslim aid ayaaa maanata dib ubilaabay wada shaqeyntoodii dhanka nutritionka
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts