Health and Nutrition

Xarumaha jowhar hirshabeele

Xarumaha jowhar hirshabeele

Maanta oo ey Taariikhdu tahay 18/07/2021

Maanta oo ey Taariikhdu tahay 18/07/2021 waxaa Hey’ada Wacyigalinta iyo Horumarinta Bulshada ee NASDO u suura gashay in ey caawiso gaarsiisana adeegyada caafimaad iyo kuwa nafaqaqada bulshada Ku dhaqan deegaanka moyko ee degmada Jowhar.

Joowhar Tuulada mooyko

Joowhar Tuulada mooyko

Shaqooyinka heyadda NASDO Organization e

Shaqooyinka heyadda NASDO Organization ee ka socda gobolka shabeelada dhexe gaar ahaan degmada jowhar toolooyin hoos yimaada

NASDO ORG xarumaheeda banaadir

NASDO ORG xarumaheeda banaadir

Hay’adda NASDO Organization xarumaheeda

Hay’adda NASDO Organization xarumaheeda Muqdisho waxaa si toos ugu bilawday Mashruuca Nafaqenta carruurta qoysaska danta yar iyo dadka waaweyn. Mashruucaan waxaa hay’adda NASDO ka saacidaya hay’adda UNICEF, waxaana loogu talo galay in ay ka faa’ideystaan qoysaska fuqururada ah ee ku…
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts