Health and Nutrition

Heyada NASDO ORGANIZATION markasto waxaa

Heyada NASDO ORGANIZATION markasto waxaa ka go an bad baadinta caruurta nafaqa darada ah ee soomaaliyeed

Adeedyada aad ka heli karto MCH ka NASDO

Adeedyada aad ka heli karto MCH ka NASDO ee degmada c/casiis waxaa kamid ah. • Qalabka baarista uurka hooyada(bilaash) • Nafaqeynta caruurta (bilaash) • Dhalmada (bilaash) • Talaalka (bilaash) • Daweynta bukaan-socodka • Qaliimada fudud Wixii faah faahin dheeri ah…

Wafdi ka socday hay’adaha deeq bixiyay

Wafdi ka socday hay’adaha deeq bixiyayaasha UK ayaa maanta booqasho kadis ah ku gaaray xarumaha kala duwan ee Nasdo Organization ee magaalada muqdisho, iyadoona uu soo dhaweeyay gudoomiyaha NASDO abdurahman mohamed hassan Faah faahinta kala xiriir Website: https://nasdosomalia.org/ Twitter: @nasdo…

Waxaan deeq isugu jirta lacago kaash ah,

Waxaan deeq isugu jirta lacago kaash ah, boorash iyo agabka nadaafada gaarsiinay qoysas soomaaliyeed oo ku dhaqan deegaanada gubadleey iyo gal galato. Faah faahinta kala xiriir Website: https://nasdosomalia.org/ Twitter: @nasdo Organization Xafiiska warfaafinta hay’ada Nasdo.

Waa shaqooyinka heyada nasdo oo ka socdo

Waa shaqooyinka heyada nasdo oo ka socdo MCH yada gobolka banaadir

Gudoomiyaha Ha’yadda NASDO Organization

Gudoomiyaha Ha’yadda NASDO Organization , Mudane ,Abdulrahman Mohamed Hassan ayaa maanta Isbitaalka ku Booqday Dhibane C/raxmaan Yuusuf oo 60-Sano jir ah aan wax Awlaad ah haysan kaas oo laxanuunsanaa Sanada badan dhawac ay geysteen Ciidamada AMISOM. Hay’adda NASDO ayaana Guud…
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts