NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Waxaan deeq isugu jirta Saabuun , shaamb

Waxaan deeq isugu jirta Saabuun , shaambo , baaldi qalabka nadaafada iyo 300 oo shilin soomaali ah gaarsiinay qoysas soomaaliyeed oo ku dhaqan deegaanada cisaleey iyo ceel cade

Dhawaan ayey hay’ada nasdo kormeer ku sameesay dadka soomaaliyeed ee goobahan ku dhaqan ayadoona u kuu gashay baahida ka jirta deegaanadan

Gudoomiyaha hay’ada nasdo ayaana ka jawaabay cabashada bulshadan isagoona sheegay iney ka jawaabi doonaan cabashooyinka bulshada soomaaliyeed ee dhibaateysan inta karaankooda ah

Wixii faahfaahin ah kala xiriir
Xafiiska warfaafinta hay’ada nasdo
Website: nasdosomalia.org
Twitter: @nasdoorg
Facebook: nasdo organization

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts