NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

WAXAAN CEELAL KA QODNAY DEGMADA JOWHAR E

WAXAAN CEELAL KA QODNAY DEGMADA JOWHAR EE GOBOLKA SHABEELADA DHEXE
——————————————————————-
Anagoo ka duuleena codsi nooga yimid maamulka hirshabeelle oo ahaa baahi ceelal oo ka jirto qeybo kamid ah deegaanada hirshabeelle ayaan ceelal biyoodyo ka qodnay degmada jowhar ee gobolka shabeelada dhexe

Wafdi uu hogaaniyay gudoomiyaha hay’ada nasdo oo goor sii horeysay indho indheyn ku sameeyay deegmada jowhar ayaa garowsaday in hay’ada nasdo ugu tabarucdo ceelal biyoodyo.

Waxaa Goobjoog ka ahaa gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelada hoose, odayaasha dhaqanka degmada jowhar iyo qeybo kamid ah bulshada degmada iyagoona ku tilmaamay wax lagu farxo in laga haqantiro baahidii ka heysatay dhanka ceelasha biyaha, sidoo kalena mahad celin balaaran u jeediyay hay’ada nasdo

Gudoomiyaha hay’ada nasdo abdirahman mohamed hassan ayaa sheegay iney guteen qeyb kamid ah waajibaadka saaran hay’ada nasdo oo ah iney gaaraan meel kasto oo ay ka jirto baahi nololeed isagoona balanqaaday iney gaari doonaan goob kasto oo uu codsi uga yimaado iyo meel ay ayagu arkaanba

Wixii faah faahin ah ka ogow
Website: https://nasdosomalia.org/
Twitter: @nasdo org

Xafiiska warfaafinta hay’ada nasdo

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts