Warbixin:-
Sida caadiga ahayd xarumaha Hey,adda NASDO waxaa kasocday shaqooyinkoodi caadiga ahaa ee nafaqeynta iyo daweynta caruurta iyo hooyooyinka oo aan ka wada shaqeyno hey,adda UNICEF Somalia
Waxaa booqasho noogu yimid dr jalaaludiin oo ah agaasimaha isbitaal martiini iyo gadoomiyaha arimaha bulshada ee dagmada cabdacasiis.