Wafdi ka socday hay’adaha deeq bixiyay

Wafdi ka socday hay’adaha deeq bixiyayaasha UK ayaa maanta booqasho kadis ah ku gaaray xarumaha kala duwan ee Nasdo Organization ee magaalada muqdisho, iyadoona uu soo dhaweeyay gudoomiyaha NASDO abdurahman mohamed hassan

Faah faahinta kala xiriir
Website: https://nasdosomalia.org/
Twitter: @nasdo Organization

Xafiiska warfaafinta hay’ada Nasdo.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts