NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Community Development

Gadoomiyaha Hey,adda NASDO ORGANIZATION

Gadoomiyaha Hey,adda NASDO ORGANIZATION ayaaa maanta safiirka dowlada talyaani ufadhiya soomaaliya kala wareegay 2baabuur oo ambalas ah iyo qalab kaloo caafimaaad si loogu adeego bulshada soomaaliyeed Heyada NASDO ORGANIZATION mar waliba waxaa ka goan ushaqeynta dadkeeda danta yar mahadsanidiin

Waa qeeyb kamida wax qabadka heyada NASD

Waa qeeyb kamida wax qabadka heyada NASDO ORGANIZATION

Wax qabadka heyada NASDO ORGANIZATION

Wax qabadka heyada NASDO ORGANIZATION

Nolol Awareness and Social Development O

Nolol Awareness and Social Development Organization #NASDO has organized a workshop on awareness of Coronavirus (Covid-19) in Mogadishu on Sunday March 13, 2020. https://nasdosomalia.org/2020/03/15/nasdo-organizes-workshop-on-coronavirus-covid-19-in-mogadishu/

HAY’ADA NASDO AYAA KORMEERTAY DAD KASO

HAY’ADA NASDO AYAA KORMEERTAY DAD KASOO BARAKACAY FATAHAADA WABIGA SHABEELE ——————————————————————— 5-november-2019. Wafdi uu hogaaminaayay gudoomiyaha hay’ada nasdo abdirahman mohamed hassan ayaa kormeer loogu kuur galay xaalada barakacayaasha ku nool deegaanada ceel cade, ceel macaan, gubadleey iyo warshiikh ku gaaray…

WAXAAN KORMEER CAAFIMAAD KU TAGNAY DEEGA

WAXAAN KORMEER CAAFIMAAD KU TAGNAY DEEGAANO AY KAMID YIHIIN CEEL CADDE IYO GUBADLEEY. ———————-———————————————————— ISNIIN-7-OCTOBER-2019 Waxaan maanta kormeer caafimaad ku tagnay deegaano ay ka mid yihiin ceel cadde iyo gubadleey iyadoona dhaqaatiirta hay’ada nasdo ay warbixin guud kasoo ogaadeen xaalada…
Latest posts
Follow us
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts