NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Community Development

Waxaan deeq raashin iyo xoolo nool isugu

Waxaan deeq raashin iyo xoolo nool isugu jira gaarsiinay xarunta dr kadare oo ay ku jiraan caruur agoon ah Sidoo kale gudoomiyaha haweenka gobolka banaadir jawaahir baarqab ayaa kormeer ku sameesay MCHka Nasdo Ee degmada c/casiis oo dhawaan dayactir balaaran…

Waxaan dayactir balaaran ku sameenay xar

Waxaan dayactir balaaran ku sameenay xarunta MCH ka neero oo hay’ada NASDO gacanta ku hayso iyadoona lagu soo kordhiyay adegyo hor leh oo ay ka mid yihiin computer la saaro hooyada uurka leh oo bilaash ah iyo adeegyo kale Wixii…

Madaxda NASDO ORG oo uu hogaaminaayo gud

Madaxda NASDO ORG oo uu hogaaminaayo gudoomiye Abdulrahman Mohamed Hassan ayaa maanta farxada ciidul adxa owgeed xoolo ugu deeqay qaar kamid ah qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Muqdisho. Hay’ada NASDO waxay u taagantahay caawinta danyarta soomaaliyeed admin/ Shaafie…

Dhinacna dadka waxaan ka caawinaa nafaqa

Dhinacna dadka waxaan ka caawinaa nafaqa darada ku dhacda caruurta dhinac na waxaan ka wadanaa howshii looga hortagaayay nadaafad darada

Waxaan utaaganahay ushaqeynta dadkeena t

Waxaan utaaganahay ushaqeynta dadkeena tabaaleysan
Latest posts
Follow us
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts