Inagoo ah Hay’adda Wacyigilinta iyo Horu

Inagoo ah Hay’adda Wacyigilinta iyo Horumarka Bulshada ee NASDO Organization waxaan deeq Raashin ah iyo Maro Kaneeco gaarsiinay , Boqolaal qoys oo barakacayaal ah oo ku dhaqan Degmada C/casiis ee magalada Muqdisho.

Gudoomiyaha, Hay’adda NASDO , Abdulrahman Mohamed Hassan iyo Senator , Naima Ibrahim Yusuf oo Kamid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka hadlay goobta ay kasoctay bixinta deeqdan.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts