Hey’ada NASDO waxa ka go’an in bulshada eygarab istaagto kuwooda liito ama caawinaada ubaahan.manta oo ey taariikhdutahay 24/04/2021 waxan daahfurnay tababar soconaayo ilaa 27/04/2021 tababarkaaso xirfada iyo aqoonta shaqaalaha NASDO kor loogu qaadayay,gaar ahaan waxan diirada saarnay umulisoyinka iyo kalkaaliyaasha caafimaadka.
BASIC EMERGENCY OBESTETRIC AND NEONATAL CARE.(BEMONC) WORKSHOP.