NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abd

Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed Hassan ayaa Hey’adda caalamiga ah ee UNICEF Somalia kala wareegay qalab iyo dawooyin loogu talo galay nafaqeynta carruurta.

Guddoomiyaha ayaa Hey’adda Unicef uga mahad-celiyay sida ay mar walba ugu heellanyihiin in loo adeego bulshada, waxaana uu sheegay in dhawaan gobollada dalka iyo degmooyinka gobolka Banaadir la gaarsiin doono deeqdaas ay la wareegeen ee nafaqeynta carruurta ah.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts