NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Awareness

Join Us at Africa Climate Change and Health Week 2024! 🌱

Friday, August 23, we are thrilled to be hosting a webinar as part of this year’s theme, “Uniting for Sustainable Health in a Changing Climate”. Selected by Digital Health Africa, we’ll be joined by expert panelists Mohamed Aqli (Climate Resilience…

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee ‘NASDO’ iyo howl maalmeedkeedii caadiga ee maanta. NASDO, Wehelka Bulshada.

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol “NASDO” oo wadata howl maalmeedkeedii caadiga ee nafaqeynta carruurta oo maanta laga sameeyay Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan waaxda Neero ayaa waxaa kormeeray Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed Hassan. Guddoomiyaha…

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol NASDO ayaa adeegyo caafimaad ka fulisay deegaannada Moyko iyo Baarey ee hoostaga magaalada Jowhar

Sawirro: Hey’adda NASDO ayaa adeegyo caa

Sawirro: Hey’adda NASDO ayaa adeegyo caafimaad ka fulisay MCH ku yaalla deegaanka Moyko ee hoostaga magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wacya galin oo si toosa uga socoto xarum

Wacya galin oo si toosa uga socoto xarumaha ay gacanta ku heyso heyada NASDO Organization
Latest posts
Follow us
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts