NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

admin

Adeedyada aad ka heli karto MCH ka NASDO

Adeedyada aad ka heli karto MCH ka NASDO ee degmada c/casiis waxaa kamid ah. • Qalabka baarista uurka hooyada(bilaash) • Nafaqeynta caruurta (bilaash) • Dhalmada (bilaash) • Talaalka (bilaash) • Daweynta bukaan-socodka • Qaliimada fudud Wixii faah faahin dheeri ah…

Waxaan dayactir balaaran ku sameenay xar

Waxaan dayactir balaaran ku sameenay xarunta MCH ka neero oo hay’ada NASDO gacanta ku hayso iyadoona lagu soo kordhiyay adegyo hor leh oo ay ka mid yihiin computer la saaro hooyada uurka leh oo bilaash ah iyo adeegyo kale Wixii…

WAXAAN CEELAL KA QODNAY DEGMADA JOWHAR E

WAXAAN CEELAL KA QODNAY DEGMADA JOWHAR EE GOBOLKA SHABEELADA DHEXE ——————————————————————- Anagoo ka duuleena codsi nooga yimid maamulka hirshabeelle oo ahaa baahi ceelal oo ka jirto qeybo kamid ah deegaanada hirshabeelle ayaan ceelal biyoodyo ka qodnay degmada jowhar ee gobolka…

Wafdi ka socday hay’adaha deeq bixiyay

Wafdi ka socday hay’adaha deeq bixiyayaasha UK ayaa maanta booqasho kadis ah ku gaaray xarumaha kala duwan ee Nasdo Organization ee magaalada muqdisho, iyadoona uu soo dhaweeyay gudoomiyaha NASDO abdurahman mohamed hassan Faah faahinta kala xiriir Website: https://nasdosomalia.org/ Twitter: @nasdo…

Waxaan deeq isugu jirta lacago kaash ah,

Waxaan deeq isugu jirta lacago kaash ah, boorash iyo agabka nadaafada gaarsiinay qoysas soomaaliyeed oo ku dhaqan deegaanada gubadleey iyo gal galato. Faah faahinta kala xiriir Website: https://nasdosomalia.org/ Twitter: @nasdo Organization Xafiiska warfaafinta hay’ada Nasdo.

Welcome to our official Twitter account

Welcome to our official Twitter account
Latest posts
Follow us
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts