NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

admin

Hey’ada NASDO waxa ka go’an in bulshada

Hey’ada NASDO waxa ka go’an in bulshada eygarab istaagto kuwooda liito ama caawinaada ubaahan.manta oo ey taariikhdutahay 24/04/2021 waxan daahfurnay tababar soconaayo ilaa 27/04/2021 tababarkaaso xirfada iyo aqoonta shaqaalaha NASDO kor loogu qaadayay,gaar ahaan waxan diirada saarnay umulisoyinka iyo kalkaaliyaasha…

Waxa maalinti labaad si habsami ah usocd

Waxa maalinti labaad si habsami ah usocdo tababar lagudhisaayo heerka aqoon ee xirfadleyda caafimaadka ee ushaqeysa NASDO Organization tababarkaas oo kusaabsan INTEGRATED MAMANAGMENT OF ACUTE MALNUTRITION (IMAM) Training for health/Nutrition workers in Banadir Region. supported by UNICEF somalia

Waxaa maalinti labaad socdo tababaro loo

Waxaa maalinti labaad socdo tababaro loo sameynaayo shaqaalaha hay’adda NASDO. Tababarka oo ku saabsan Maareenta nafaqadara aadka u daran ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano IMAM. Macalimiin ku xeel dheer caafimaadka ayaa biixinaya tababarka,waxaana ka qeybgalayaasha lagu barayaa tallaabooyinka…

Shaqaalaha heyadda Nasdo org

Shaqaalaha heyadda Nasdo org

Hey,adda NASDO ORG ayaa maanta tababar u

Hey,adda NASDO ORG ayaa maanta tababar ufurtay shaqaaleheeda gobolka banaadir Waxaana kasoo qeybgalay masuuliyiin ka socotay wasaarada cafimaadka iyo daryeelka bulshada

NASDO ORG xarumaheeda banaadir

NASDO ORG xarumaheeda banaadir
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts