NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

admin

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol NASDO ayaa adeegyo caafimaad ka fulisay deegaannada Moyko iyo Baarey ee hoostaga magaalada Jowhar

Faah-faahin: Hoos ka akhriso ahmiyadda K

Faah-faahin: Hoos ka akhriso ahmiyadda Kulankii maanta Maamulka Gobolka Banaadir ay la qaateen hey’ado ay ka mid tahay NASDO. https://nasdosomalia.org/2021/12/26/sawirro-guddomiyaha-nasdo-oo-ka-qeybgalay-kulan-muhiim-ah/

Sawrro: Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mu

Sawrro: Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdirahman Mohamed Hassan ayaa ka qeyb galay shirka isku xirka Agaasinka Caafimaadka ee Gobolka Banaadir iyo hey’adaha ka shaqeeya arrimaha caafimaadka. Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo horumarin lahaa adeegyada caafimaadka Gobolka Banaadir.

“In aan shacabkeenna Caawinno waa wax na

“In aan shacabkeenna Caawinno waa wax naga go’an. NASDO Organization bulshsda ayay ka timid, bulsheedeeda ayayna u timid”.

Sswirro: Guddoomiyaha Hey’adda NASDO M

Sswirro: Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Md Abdirahman Mohamed Hassan, wuxuu maanta qeyb ka ahaa shirkii isku xirka agaasinka caafimaad ee gobolka Banaadir ay la yeesheen hey’adaha ka shaqeeya arrimaha caafimaadka.

Waa adeegyadii caafimaad ee hey’adda NAS

Waa adeegyadii caafimaad ee hey’adda NASDO ay ka fulisay MCH ku yaalla deegaanka Moyko magaalada Jowhar.
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts