NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

admin

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol NASDO oo wadata howlmaal-meedkeedii nafaqo-siinta carruurta ayaa waxaa kormeer ku tegay Guddoomiyaha NASDO iyo Guddoomiyaha Waaxda Neero ee Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan waaxda Neero. Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed…

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee ‘NASDO’ iyo howl maalmeedkeedii caadiga ee maanta. NASDO, Wehelka Bulshada.

NASDO iyo Bulshadeeda.

NASDO iyo Bulshadeeda.

Aqoon kororsi iyo Howlwadeennada NASDO.

Aqoon kororsi iyo Howlwadeennada NASDO.

Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abd

Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed Hassan ayaa Hey’adda caalamiga ah ee UNICEF Somalia kala wareegay qalab iyo dawooyin loogu talo galay nafaqeynta carruurta. Guddoomiyaha ayaa Hey’adda Unicef uga mahad-celiyay sida ay mar walba ugu heellanyihiin in loo adeego bulshada,…

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol “NASDO” oo wadata howl maalmeedkeedii caadiga ee nafaqeynta carruurta oo maanta laga sameeyay Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan waaxda Neero ayaa waxaa kormeeray Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed Hassan. Guddoomiyaha…
Latest posts
Follow us
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts