NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

admin

Shaqada NASDO ay u heyso Bulshada Soomaa

Shaqada NASDO ay u heyso Bulshada Soomaaliyeed oo si caadi ah u socoto

Hey’adda NASDO ayaa agab nadaafadeed u q

Hey’adda NASDO ayaa agab nadaafadeed u qeybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool gobolka Banaadir. Agabkan oo isugu jiray Baaldiyaal, Caagag, Kalooriin, Saabuun iyo Agabyo kale oo la xiriira Nadaafadda ayaa waxaa ka faa’iideystay Qoysas gaaraya…

Agaasimaha Isbtiaal 𝗗𝗲𝗺𝗮𝗿

Agaasimaha Isbtiaal 𝗗𝗲𝗺𝗮𝗿𝘁𝗶𝗻𝗼 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗿𝗮𝘀𝗮𝗾 𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 oo booqasho ku yimid Xarummaha Hey’adda 𝗡𝗔𝗦𝗗𝗢.

Waxaa naga go,an ushaqaynta dadkeena dan

Waxaa naga go,an ushaqaynta dadkeena danta yar

Sawirrro:- Hey’adda NASDO oo wadda howlm

Sawirrro:- Hey’adda NASDO oo wadda howlmaalmedkeedii shaqo, gaar ahaan qeybta nafaqeynta bulshada. Waxaan booqasho ku yimid Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada ee degmada Cabdicasiis iyo agaasimaha Isbitaalka Martiini. NASDO, bulshada ayay ka timid, bulshada ayayna u timid.

Warbixin:- Sida caadiga ahayd xarumaha

Warbixin:- Sida caadiga ahayd xarumaha Hey,adda NASDO waxaa kasocday shaqooyinkoodi caadiga ahaa ee nafaqeynta iyo daweynta caruurta iyo hooyooyinka oo aan ka wada shaqeyno hey,adda UNICEF Somalia Waxaa booqasho noogu yimid dr jalaaludiin oo ah agaasimaha isbitaal martiini iyo gadoomiyaha…
Latest posts
Follow us
NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts