Adeedyada aad ka heli karto MCH ka NASDO

Adeedyada aad ka heli karto MCH ka NASDO ee degmada c/casiis waxaa kamid ah.

• Qalabka baarista uurka hooyada(bilaash)
• Nafaqeynta caruurta (bilaash)
• Dhalmada (bilaash)
• Talaalka (bilaash)
• Daweynta bukaan-socodka
• Qaliimada fudud

Wixii faah faahin dheeri ah kala xiriir
Xafiiska war faafinta hay’ada Nasdo
Website: nasdosomalia.org
Twitter: @nasdoorg

Xafiiska weyn: Dabka Junction, Maka al-Mukarama Road, Mogadishu,

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts