NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

WAXAAN KORMEER CAAFIMAAD KU TAGNAY DEEGA

WAXAAN KORMEER CAAFIMAAD KU TAGNAY DEEGAANO AY KAMID YIHIIN CEEL CADDE IYO GUBADLEEY.
———————-————————————————————
ISNIIN-7-OCTOBER-2019 Waxaan maanta kormeer caafimaad ku tagnay deegaano ay ka mid yihiin ceel cadde iyo gubadleey iyadoona dhaqaatiirta hay’ada nasdo ay warbixin guud kasoo ogaadeen xaalada caafimaad ee dadka deegaanka oo ay ku jiraan caruur qabta baahi caafimaad.

Gudoomiyaha nasdo abdurahman mohamed hassan ayaa sheegay inay wax la qaban doonaan dadka deegaanadaan oo qaba baahiyo caafimaad

Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska war faafinta hay’ada nasdo
Website: nasdosomalia.org
Twitter: @nasdoorg

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts