Gadoomiyaha Hey,adda NASDO ORGANIZATION ayaaa maanta safiirka dowlada talyaani ufadhiya soomaaliya kala wareegay 2baabuur oo ambalas ah iyo qalab kaloo caafimaaad si loogu adeego bulshada soomaaliyeed
Heyada NASDO ORGANIZATION mar waliba waxaa ka goan ushaqeynta dadkeeda danta yar mahadsanidiin