NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Hay’adda NASDO Organization xarumaheeda

Hay’adda NASDO Organization xarumaheeda Muqdisho waxaa si toos ugu bilawday Mashruuca Nafaqenta carruurta qoysaska danta yar iyo dadka waaweyn.

Mashruucaan waxaa hay’adda NASDO ka saacidaya hay’adda UNICEF, waxaana loogu talo galay in ay ka faa’ideystaan qoysaska fuqururada ah ee ku nool Muqdisho iyo duleedkeeda.

Mashruucaan waa uu sii socondoona, waxaana dinac socda howlaha afurin ah oo raashiin kala duwan lagu siinayo 1,500 oo qoys.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts