NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Waxaa maalinti labaad socdo tababaro loo

Waxaa maalinti labaad socdo tababaro loo sameynaayo shaqaalaha hay’adda NASDO.

Tababarka oo ku saabsan Maareenta nafaqadara aadka u daran ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano IMAM.

Macalimiin ku xeel dheer caafimaadka ayaa biixinaya tababarka,waxaana ka qeybgalayaasha lagu barayaa tallaabooyinka ugu horeeya oo ay tahay in ay qaadaan marka ay la kulmaan carruurta nafaqo darrida heysata ee gargaarka bani’aadanimo u baahan.

22 bishaan ayaa tababarkaan loo soo xiridoona shaqaalaha Hay’adda NASDO ee xarumaha G/Banaadir, waxaana ka saacidaya taaba gelinta tababarada hay’adda UNICEF Somalia

Tababaradaan ayaa sii socondoona, waxana hay’adda NASDO ay qorsheneysaa in bishaan gudaheeda ay tababar kale u qabato shaqaalaha hay’adda ee ka howlgala Gobolada dalka.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts