NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol “NASDO” oo wadata howl maalmeedkeedii caadiga ee nafaqeynta carruurta oo maanta laga sameeyay Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan waaxda Neero ayaa waxaa kormeeray Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed Hassan. Guddoomiyaha ayaa bogaadiyay hannaanka ay shaqadu u socoto.

Waxaana dhawaan guddoomiyuhu kormeer ku tegi doonaa dhammaan xarumaha kale ee hey’adda hoosyimaada ee ku yaalla gobollada Dalka iyo degmooyinka gobolka Banaadir oo laga sameyn doono nafaqeynta carruurta.

#NASDO wehelka Bulshada.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts