NASDO Organization – Transforming Life’s Together
GoodHeart Our Team
Our Blog
GoodHeart Our Services
GoodHeart About Us
Goodheart Contact Us

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta B

Hey’adda Wacyigelinta iyo Horurmarinta Bulshada ee Nolol NASDO oo wadata howlmaal-meedkeedii nafaqo-siinta carruurta ayaa waxaa kormeer ku tegay Guddoomiyaha NASDO iyo Guddoomiyaha Waaxda Neero ee Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, gaar ahaan waaxda Neero.

Guddoomiyaha Hey’adda NASDO Mudane Abdulrahman Mohamed Hassan iyo Guddoomiyaha Waaxda Neero ayaa ku sugnaa goobta, waxaana deeqda loo qeybiyay in ka badan 150 qoys oo waaxda deggan.

#NASDO wehelka Bulshada.

NEWSLETTER

Subscribe now to receive the latest news about discounts